SHINIDU WAXAY QUUDISAA XOOLAHA
Shinnidu waxay quudisaa xoolaha
Shinnidu waxay soosarta qaar badan oo ka mid ah dalagyada loo isticmaalo quudinta xoolaha Iyada la’aanteed way adkaan lahayd in la soo saaro hilib badan ukun iyo caanaha

Maxaynu ugu baahanahay shinida? Inta badan noocyada dhirta waxay ku tiirsan yihiin pollination si ay u tarmaan. Shinnidu waxa ay ka mid tahay kuwa ugu muhiimsan caalamka ee wax soo saara iyo kaalmaynta taranka dhirta waxay kaloo muhiim utahay ka hortagga nabaad guurka dhirta. Dunida aan shinni lahayn way baaba’i laheed mana laheleen wax soo…
Strengthening Beekeepers • Protecting Bees • Supporting Livelihoods
Km4 Street, Mogadishu - Somalia
+252 61 1098716
Info@somalibeekeepers.com
Subscribe for updates and exclusive offers.
© 2025 Somaliabeekeepers. All rights reserved.
How we can help you?