maxaynu ugabaahannahay shinida?

Maxaynu ugu baahanahay shinida?


Inta badan noocyada dhirta waxay ku tiirsan yihiin pollination si ay u tarmaan. Shinnidu waxa ay ka mid tahay kuwa ugu muhiimsan caalamka ee wax soo saara iyo kaalmaynta taranka dhirta waxay kaloo muhiim utahay ka hortagga nabaad guurka dhirta.

Dunida aan shinni lahayn way baaba’i laheed mana laheleen wax soo saarka sida muuska, galleyda, yaanyada, karootada iyo lawska haddii shinnidu dabar go’aan warshaduhu waxay u baahnaan lahaayeen inay xal kale u helaan pollinationka.
Haddii aanay shinnidu wax ku biirin laheen sida pollinators-ka, waxa suurtogal ah in dhir badan ay halis gasho ama dabargo’aan

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *